Qaramada Midoobay oo kaaliye cusub usoo magacawday Soomaaliya

Xoghaya guud ee Qaramada Midoobay António Guterres ayaa Anita Kiki Gbeho, oo u dhalatay dalka Ghana,usoo magacaabay in ay noqoto ku-xigeenka wakiilkiisa gaarka ah ee howlgalka Qaramada Midoobay ee Soomaaliya ee UNSOM. Haweeneydan oo sanado badan usoo shaqeesay Q/M  ayaa xilkan kala wareegysa Raisedon Zenenga oo u dhashay dalka Zimbabwe, waxaana Zenega isna loo magacaabay … Continue reading Qaramada Midoobay oo kaaliye cusub usoo magacawday Soomaaliya